Somali Marriage
Adverts by Country
Adverts by Mosques
Classifieds
Adverts by Country Classifieds Somali Marriage News Adverts by Mosque Somalia Our Country About Us
Advertisements

We are Hiring " IRF...
kasur

Tuition Lessons
London

Tackling TB in the S...
London

Tackling TB in the S...
London

Guryo Kiro iyo Iib a...

Are you looking for ...
London

Qeyb-ta 12aad -Sheek...
London

Education Officer, U...
London

Education Officer, U...
London

Project Manager, Som...
London

External Midterm Eva...
London

Programme Specialist...
London

3 bderoom Fully Furn...
NAIROBI

Sheekadii HEYBE IYO...
London

Qiso Dhab AH AQRI
nairobi kenya

Ha noolaato

Somali Heroes

What will be become ...
London

Nagala soo bac
somali

Waving flag
Somalia

Sheekadii HEYBE IYO...

Guryo Cusub Oo Kiro ...
Burco

Hees Cusub - Deymada...

Asda Jobs
Enfield

Qeyb-ta 9aad
London

Qeyb-ta 9aad
London

World Health & Safet...

FREE online courses ...
London

FREE online courses ...
London

HORN OF AFRICA DRIVI...
`Hackney

Bristol to london
bristol

harai ahmed harari
Edmonton

Retail Security

Professionals are ne...

Ciqaabta qofka ka ta...

VAN
London

cheap tickets
London

Guri Iib ah
Cairo

FREE SIA Door Superv...
London

Landcruiser Gado 4.5...
Baardheere

Qeyb-ta 4aad.

5 x Dinner Ladies
Westminister

Dukaanka Qalabka qur...
Nairobi

Muslim Driving Schoo...
Wood green/ Enfiels

Qeyb-ta 3aad

Daryeel Construction...
Hargaisa

Shirkada Mubarak Gro...
Garowe

Security Training
Islington

Computer Technician ...
London

Room Attendant

Training
London

Mustaqbal Express
London

Qaybtii Labaad

Retail Security
London

4 x Night Cleaner
London

accounting
mombasa

Professional Chauffe...
London

Osman's Removals
London

diesel jaban oo iib ...
dubai

Qaybtii Koowaad

Camel Meat - Boneles...
London

FREE COMPUTER LESSON...
London

FREE COMPUTER LESSON...
Somali

SAHAL TRAVEL
London

Health and Social Ca...
London

CUSTOMER SERVICE NVQ...
London

FREE Computer Traini...
London

SIA CCTV Security Tr...
London

Looking for Work?
London

Mans And Vans Servic...
Dunbartonshire

Builders, Painters, ...
Dorset
Qeyb-ta 4aad.
Date posted: Tuesday 19 January
Location:
Price : ©copyright of www.somalad.com
Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY.

Cutubka 2-aad:- HAL-XIRAALIHII HAMIGA.

Qeyb-ta 4aad.

Heybe haddii uu meel saaray nolol maalmeedkiisi, isla mar ahaantaana hirgeliyay qeyb ka mid ah hankiisa, haddana hiigsiga himilooyinkiisu dhankiisa hubaal kama ahee wax buu laabta ku hayaa, in uu hantana ku han weyn yahay, “FAANOOLE FARI KAMA QODNA” ayay naftiisu u dardaar warineysaa, waana dhab hirasho leh in qalbigiisa ay hoganeyso doonis uu u hanqal taagayo taabogelinteeda.

Hoga-tusaaleynta xilligu waxay isaga hor dhigtay qorshe cusub, in uu ka lib keenana waxaa ka horeeya in uu higaadiyo, garashana u yeesho ceynka uu yahay qorshahaas uu u haliilayo, ugu horeyn waa in uu helo ama sababeeyo baahida hin-qineysa luddiisa, taasina waxay u muuqataa in ay halxiraale ku noqotay garaadkiisa, si hoose oo ka (1)habdan dadkii uu la noolaa ayay xaaladu u saameysay hamigiisa, muddo ayuuna nudaha garashada heybinayay in ay naawilaan oo odorosaan hadafka ku naban niyadiisa ee ay naftu dooni.

Waxaad u muhatay haddana aadan micneyn Karin waa mashquul xag jira, maanku halkuu kuu midabeeyay haddaad muraayada qalbiga ka milcsan weyday iyana waa xujo mutaxan, xaajadaad maagan tahay haddey garashadu muujin weydo waa caqli madoobaad, “MUGDI HABEEN MAAHEE WAA MEEL AADAN AQOON”, maskaxda Heybe intii muddo ah-ba waxaa makaabsaday muran u dhexeeya isaga iyo naftiisa, dood aan dhammaan ayaana ka dhex oogantay.

Wax-baa laabtiisa ku taagan, kuna sii tarmaya, in uu wax tebayo wuu garwaaqsaday, waxuuse tahli waayay in uu tibaax u helo waxa ay yihiin, si uu markaas u turxaan bixiyo, wuxuu ku talamay in tacadi soo maagay, haddii uusan xal u helin tashwiishka ku furana wuxuu is tusay in tahluuko xaggiisa u soo talaabsanayso.

Welise ma awoodo in uu tilmaamo tebidda laabta kaga tiqraaran, ee uu waxay tahay taam u garan waayay, jeer kasta oo uu soo xusuusto hamiga is qarinaaya ee hareereeyay maankiisa, wuu midab doorsoomaa, oo hinraagaa, laakiin intii karaankiisa ah ayuu dadka ka dedaa xaalada heysata.

Iyadoo ammuuruhu sidaa yihiin, fekerna u soo martiyay Heybe, qalbi magoogashada heysaana sii kor-dheyso, maskaxdiisana isla hadalku masalaha dhigtay, ayaa Waxaa shaki yari taabtay Siciid, oo tuhmay in walaalkii wax si ka yihiin, mar ay arrintaas ka wada hadleena Heybe wuxuu iska fogeeyay in ay dareenkiisa soo foodsaartay xaalad cakiran oo uu daah saarayo, Siciid-na waxuu ku kaaftoomay hadaladii Heybe.

Iyagoo ku gudo jira howl maalmeedkoodii, meheradoodiina maareynaya, ayaa waxaa dukaankii mudh soo yiri dhowr gabdhood oo si wada jir ah u socda, waxayna bilaabeen inay weydiin iyo kaas immisaad siisaan iyo keer soo qabo ku mashquuliyaan.

Muddo saacad ku dhow ayayna had-ba gees ka istaagayeen dukaankii, sida runtu tahay uma socon in ay wax gataan, waxayse ahaayeen kuwo u soo baxay inay ku soo ilwaadsadaan waxyaalaha kala duwan ee ganacsiga suuqa u yaala, oo waxay ahaayeen guri joog u soo baxay lugo daalin, qaab dhaqankoodana waxaa ka carooday Siciid, oo si kulul uga dalbay inay faaruqiyaan dukaanka haddii aanay wax iibsanayn, waxaase ka difaacay Heybe oo ku yiri:-

= War gabdhaha sidaa ha ula hadlin, iyagiina wuxuu ku yiri soo dhowaada, dukaanka wax baad ku leedihiine, markuu sidaa leeyahay wax-baa saaqay isaga, dareen siloon baana sibiq ku galay.



(1) Arrin aad dabool saareyso si aanay dadku o ogaan, oo aad ka dadeyso.

La soco qeyb-ta xigta.



F..G:- Xuquuqdu waxay gaar u tahay bogga www.somaliad.com, sinaba ha u adeegsan sheekadan idin la’aanta boggan.

Hal-abuurkii:-

C/naasir Dalmar Maxamed.

=shamsuddiin64@yahoo.co.uk=

©copyright of www.somalad.com
Contact details
Help | Contact Us | Terms & Conditions l Privacy Policy Copyright © 2009 Somali Ad.